Akhriso:-Wararkii u dambeeyey ee Shirka Magalada Kismaayo

0
39

Weli waxaa Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ka socda Shirka Golaha Iskaashiga dowlad-goboleedyada dalka,isaga oo galay Maalintiisii Afaraad. Madaxweynayaasha dowlad-goboleedyada kala ah Puntland,Hirshabeelle,Koonfur-Galbeed iyo Jubbaland ayaa ku shiraya Guriga Nabadda ee magaalada Kismaayo,waxaana la filayaa in Maanta oo Jimce ah shirka la soo gaba gabeeyo. Shirkii shalay ayaa qodobadii ay uga hadleen  waxaa […]




SOURCE: Akhriso:-Wararkii u dambeeyey ee Shirka Magalada Kismaayo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.