Warar aanu ka helnay hay’adaha amniga Soomaaliya ayaa sheegaya in weerar ka dhacay maalintii Talaadada nawaaxiga magaalada Jilib lagu bartilmaameedsaday sarkaal sare oo ka tirsan Al-Shabab. Ilo wareedyo dhinaca amniga ah ayaa u sheegay VOA in sarkaalka la bartilmaameedsaday uu yahay Bashiir Maxamed Qoorgab oo ka mid ah madaxda dhinaca ciidanka ee Al-Shabab. Sarkaalkaasi ayaa […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Akhriso:-Wararkii u dambeeyey ee Weerar ka dhacay degmada Jilib