Akhriso:-Wararkii u dambeeyey Rasaas laga maqlay Magalada laas-caanood

0
121

Wararka naga soo gaaraya Magalada laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa waxa ay sheegayaan in xalay halkasi uu ka dhacay daagal culus oo mduo 3- daqiiqo ku dhow socday sida ay dadka Magaladaas xaqiijiyeen. Dagaalkaas ayaa yimid ka dib markii rag hubeysan oo aan weli la garan ay weerareen Saldhiga Bartamaha Magalada laas-caanood,iyada oo dadka […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Akhriso:-Wararkii u dambeeyey Rasaas laga maqlay Magalada laas-caanood

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.