AKHRISO WARARKII UGU DAMBEEYAY EE LAGA QORAY SUUQA KALA IIBSIGA CIYAARTOOYDA.

0
173

Tottenham Hotspur ma iibin doonto mid walba oo ka mid ah ciyaartoydeeda muhiimka ah ilaa ay kasoo laabanayaan fasaxa kadib koobka Adduunka. (ESPN)
Manchester United ayaa rajeyneysa iney dalab ka gudbiso Willian iyadoo Jose Mourinho uu doonayo inuu mar kale maamulo xiddigiisii hore. (Express)
Simon Mignolet oo 30-jir ah ayaa wadahadal la gali doona Liverpool marka uu soo dhameysto koobka Adduunka, wuxuu weydiisan doonaa in loo kala cadeeyo hadii uu baxayo ama waqti la siinayo fasalka soo aadan. (Guardian).
Sergej Milinkovic-Savic oo 23-jir ah si aad ahna ugu raad joogto Man United ayaa ka dhawaajiyay inuu ku faraxsanaan doono hadii uu joogo Lazio. (Express)
Antoine Griezmann oo 27-jir ah ayaa xaqiijiyay in waayahiisa kubadda cagta uu kusoo dhameyn doono horyaalka Major League Soccer, marka uu galo da’da sodomeeyada. (Le Figaro)
Timothy Fosu-Mensah oo 20-jir ah ayaan wax xiiso ah u qabin inuu aado kooxda Valencia ee horyaalka Spain xilli ay kooxdaas dooneyso iney la wareegto. (Sports Witnesses)
 




READ MORE FROM THE SOURCE: AKHRISO WARARKII UGU DAMBEEYAY EE LAGA QORAY SUUQA KALA IIBSIGA CIYAARTOOYDA.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.