Akhriso:-Wararkii ugu dambeeyay ee wadahadalka Rooboow iyo Taliyaha Nabad Sugida Somaliya

0
60

Magalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Baay weli ka socda wadahadallo u dhaxeeya xubno ka socda Dowladda Somaliya iyo Mukhtaar Rooboow Cali (Abuu Mansuur) oo ah musharax u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Maamulka koonfur Galbeed. Wadahadaladaas ayaa waxaa dowladda Soomaaliya ka socda taliyaha Ciidanka Nabdsugida Soomaaliya Xuseen Cismaan Xuseen iyo Fowziya Maxamed Sheekh oo ah Gudoomiyaha […]




SOURCE: Akhriso:-Wararkii ugu dambeeyay ee wadahadalka Rooboow iyo Taliyaha Nabad Sugida Somaliya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.