Akhriso:-Wasiirka amniga Soomaaliya oo magacaabis sameeyay

0
315

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda amniga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa waxaa lagu magacaabay Agaasime kuxigeenka Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha. Agaasime ku xigeenka Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa waxaa loo magacaabay in uu noqdo Xasan Cabduqaadir Maxamed. Wareegtada lagu magacaabay Xasan Cabduqaadir Maxamed ayaa waxaa la Ogeysiiyay Agaasimaha Guud Hay’adda Socdaalka […]

{$inline_image}


SOURCE: Akhriso:-Wasiirka amniga Soomaaliya oo magacaabis sameeyay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.