Akhriso:-Wasiiru dowlaha Boostada iyo Isgaarsiinta oo ka hor yimid dhismaha Guddigii Isgaarsiinta Qaranka

0
361

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya ayaa shaciyey in uu ka soo horjeedo Guddiga Isgaarsiinta Qaranka ee uu dhawaan Magacaabay Wasiirka Wasaaradaas. War qoraal ah oo uu Wasiiro dowlaha Soomaaliya Cabullaahi Bile Nuur uu u gudbiyey Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Cabdi Canshuur ayuu ku soo bandhigay cabashada Shirkadaha Isgaarsiinta dalka iyo maamul goboleedyada ka […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Akhriso:-Wasiiru dowlaha Boostada iyo Isgaarsiinta oo ka hor yimid dhismaha Guddigii Isgaarsiinta Qaranka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.