Akhriso:-Xaalada Caawa ee Magalada Garoowe kadib diiwaangelintii Musharixiinta

0
413

Gelinkii dambe ee Maanta ayaa lsoo geba gabeeyay diiwangelinta musharixiinta Madaxweynaha Puntland iyo Madaxweyne ku xigeenka oo gebi ahaanba hadii la isku daro ay noqonayaan 32 musharax. Kadib diiwaangelintaas ayaa waxaa Caawa Magalada Garoowe siweyn looga dareemayaa ol olaha ay wadaan Musharixiinta Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland. Hotelada qaar ee Magalada Garoowe iyo […]




SOURCE: Akhriso:-Xaalada Caawa ee Magalada Garoowe kadib diiwaangelintii Musharixiinta

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.