Akhriso:-Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo soo saarey digniin ku socota Ganacsatada Somaliyed

0
72

Xeer ilaalinta Qaranka Soomaaliya ayaa Ganacsatada Soomaaliyeed waxa ay ugu baaqday in ay joojiyaan dhoofinta dhuxusha,isla markaana cidii joojin weyso tallaabo sharci ah laga qaadi doono. War-saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Qaranka Soomaaliya Dr, Axmed Cali Daahir ayaa lagu sheegay in dhoofinta dhuxusha ay saameyn tii ugu weyneyd ay ku leedahay xaalufinta dhirta […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Akhriso:-Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo soo saarey digniin ku socota Ganacsatada Somaliyed

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.