Akhriso:-Xildhibaano kulan deg deg ah ku yeelanaya Dhuusamareeb & qodobada…

0
39

Magalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug waxaa Maanta kulan xasaasi ah ku yeelanaya Xildhibaano ka tirsan Galmudug,iyaga oo uga doodi doona mooshin ay ka gudbiyeen Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Carabey. Xidhibaanada ayaa shalay waxa ay guddoomiye ku xigeenka koobaad ee Baarlamaanka Galmudug Xareed Cali Xareed u gudbiyeen mooshinkaas,isaga oo sheegay inuu yahay ansax,isla […]




SOURCE: Akhriso:-Xildhibaano kulan deg deg ah ku yeelanaya Dhuusamareeb & qodobada…

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.