AKHRISO:SIDEED KU RAALI GALIN LAHEYN LAMAHANAGA HADII AAY KAA CAROOTO

2
2388

KOOLKOOLI MEDIA WAXA KUU FUDUDENAYAA SIDA UGU FUDUD EE KU XALIN KARTO XANAAQA KUU QABO QOFKA AAD JECESHAHAY

 

 

Ugu horeyn bini adanku isku mid maha oo sida faraha aaysan u sineyn ayuu ibna,adankuna yahay waxey ku kala duwan yahiin dabecadaha uu qof waliba sito oo waxaad arkeysa qof dabecadiisa aad la dhaceyso iyo sidoo qof sacado aay ku dhibeyso agjoogiisa

1 HADII AAD TAHAY QOFKA DANBIGA GALAY

hore haisku dayin in aad Raari galiso lamahana ad aadka u jeceshay oo waxaad sisaa waqti hadey rabto ha qaadato maalmo balse yeysan ka badan labo malmood oo kaliyah intaa ka dib isku day in aad u qorto ereyo marka aay aqriso ama uu aqriyo laabta gilgilayo erayo aay ka buxaan macaanka jacaylka sida tan

honey nolosha macan iyo qarar waxey tahay walahi kalama saari karo adiga la,antaa

ma qiyaasi karo sidaan ahay inta aad iga amusantahay waxaan ahay guri mugdi ah oo aay korontada ka maqan tahay

been kuma shegayo ma garanayo waqtigii iigu danbeysay cunto aan cuno oo waxan noqday bukaan socod adiga la,antaa

manaba ismaan laheyn gaCAlisadaada ama galiyahaga ayaa intaan kaa amusi karta

ma ogtahay inta aad iga amusneyd laabteyda waxa iga sameysmay book dawadeeda aay tahay adiga codkaaga

xubi, mcn, honey, nolosheyda, hadii aad nafteyda rajo ka ledahay sida ugu dhaqsiyah igula soo hadal adigoo i cafiyay

INTAA IYO INKALOO BADDAN

2 HADII UU QALADKA LE YAHAY QOFKA AAD JECESHAHAY

waxba haka sugin in aay ku raali galiso isku day isla waqtigaa aay kaa xanaaqday sidaad u raadin laheyd la kulankeeda hadii uu kuu surowdo kulanka marka ugu horeysa ee aad oragto haka istaagin oo isku duub adigoo ilmeenaya kuna dheh in aad adiga khaladka lee dahay oo dusha iska saar danbigii aay iyada sameysay

Adigoo intaa sameyay hadii aad wali wajigiisa ama wajigeeda ka aragto caro u jilba dhigo adigoo gacanteeda qabanya kuna dheh hadaladan

macaanto ma ogtahay sacada yar ee aad ii xanaqsan tahay in korkeyga uu gubunayo

xubi run ahanti kaama maarmo sacad iska dhaafe second hataa in aad aniga dartey u murugooda ama u carooto kaama ogolaanayo

wax waliba oo na dhax marana waxii wanaaga adigaa leh waxii xumaana anigaa leh qaali anigaa kaa kaldan anigoo idhaheyga ilmenayaana waxaan ku lehayay raali noqo

intaad hadaad si jacayl ku jirto ku dhahdo waa hubaal in aay soo rujuceyso fadhiga aad fadhida aay kaa kicineyso iyadoo laabta ku galineyso

3 SIDEE KU XAKAMEYN KARTAA XANAAQA TIRADA BADAN EE IDIN DHAX MARA ADIGA LAMANAHAGA

QORALADA SOO SOCDA KAGA BOQO

KOOLKOOLI WAXUU KUULA DIYAAR YAHAY WAX WALIBA OO QUSEEYA ARIMAHA JACAYLKA

HA ILOOWIN FIKIRKAGA INAAD HOOS NOOGU DHAAFTO WAAYO WAA NA TOOSIYAHA

QORE:AHMED KARSHE

 

2 COMMENTS

  1. Masha allahwaa faa.ideystay mahadsanidiin saaxiibayaal barnaamijaadkaan oo kale waa muhiim eeee wada

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.