Al-shabaab afduub iyo weerar ka geystay gobolka Waqooyi Bari Kenya

0
33

Arbaco, November, 21, 2018 (HOL) -Ilaa Shan ruux ayaa ku dhaawacantay dalka Kenya nin u dhashay dalka Talyaaniga waa la Afduubtay ka dib markii dagaallyahano lagu tuhunsan yahay Shabaab ay weerar ku qaadeen goob looga dukaameysto.




SOURCE: Al-shabaab afduub iyo weerar ka geystay gobolka Waqooyi Bari Kenya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.