Al-Shabaab iyo Daacish oo ku dagaallamay deegaanno ka tirsan gobolka Bari

0
273

Isniin, December, 17, 2018 (HOL)- Dagaallamayaal ka tirsan al-Shabaab iyo Daacish ayaa lagu soo warramaya inay ku dagaallameen gobolka Bari,sida laga soo xigtay dadka deegaanka oo la hadlay warbaahinta maxalliga ah.




SOURCE: Al-Shabaab iyo Daacish oo ku dagaallamay deegaanno ka tirsan gobolka Bari

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.