Al-shabaab Mozambique ku dishay 90 ruuux

0
59

Sabti, October, 06, 2018 (HOL)–Taliyaha booliska dalka Mozambique Bernadino Rafael ayaa waxaa uu sheegay in 90 qof la dilay ku dhawaad 70 kalana ay dhaawacyo soo gaareen tan iyo markii urur Islaami ah uu sanadkii la soo dhaafay dalkaasi ka bilaabay inuu weerraro ka gaysto.




SOURCE: Al-shabaab Mozambique ku dishay 90 ruuux

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.