Al-shabaab oo dhoola-tus ku soo bandhiggay dareyska militeri-ga Soomaaliya

0
371

Arbaco, August, 22, 2018 (HOL)– Ururka Al-shabaab ayaa Ciddii shalay degmooyinka Saaakow iyo Jilib oo ka wada tirsan gobolka Jubbada dhexe Soomaaliya ku soo bandhigay cutubyo ka tirsan xooggagooda oo ku labisan dareyskii ugu danbeeyay ee ciidamada militer-ga Soomaaliya.




READ MORE FROM THE SOURCE: Al-shabaab oo dhoola-tus ku soo bandhiggay dareyska militeri-ga Soomaaliya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.