Al-shabaab oo dib u qabsaday deegaanno ay isaga baxeen ciidamada dowladda Soomaaliya

0
60

Isniin, Maarso, 18, 2019 (HOL)-Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in xoogagga Ururka Al-shabaab dib ula wareegeen deegaanno ay ka baxeen ciidamada dowladda Soomaaliya oo ka cabanaya mishaar la’aan.




SOURCE: Al-shabaab oo dib u qabsaday deegaanno ay isaga baxeen ciidamada dowladda Soomaaliya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.