Al-Shabaab oo fagaaro ku toogtay Nabadoon Caanka ahaa G/Shabeellaha dhexe

0
113

Gelinkii dambe ee Maanta ayaa fagaaro ku yaalla deegaanka Gambole ee Gobolka Shabeellaha dhexe Al-Shabaab waxa ay ku toogteen Nin Oday ah oo ka mid ahaa Waxgaradka degmada Balcad ee gobolkaasi Shabeellaha dhexe. Ninka Odayga ah ayaa waxaa lagu Magacaabi jiray Nabadoon Abshir Nuur Xuseen oo loo yaqaanay(Maliife),waxana sidoo kale uu ahaa Nin xoolo Dhaqato […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Al-Shabaab oo fagaaro ku toogtay Nabadoon Caanka ahaa G/Shabeellaha dhexe

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.