Saacadihii la soo dhaafay ayaa qaar ka mid ah Warbaahinada Caalamka iyo kuwa Gudaha dalka waxa ay qorayeen in uu geeriyooday Hoggaamiyaha ugu sareeya Al-Shabaab ee Axmed Diiriye,balse waxaa hadalkaas war ka soo saaray Al-Shabaab. Warar ay Baraha Internet-ka ku faafiyeen Al-Shabaab ayaa waxa ay ku sheegeen in Hoggaamiyahooda Axmed Diiriye uu Cafimaad qabo,isla markaana […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Al-Shabaab oo ka hadlay Wararka Sheegaya in uu geeriyooday hoggaamiyahooda