Al-shabaab oo ku dhawaad 100 ka qafaashay deegaanno hoostaga gobolka Bakool

0
241

Jimco, Janaayo, 18, 2019 (HOL) –Wasiirka ku-xigeenka Wasaarradda Amniga maamulka Koonfur Galbeed Cabdirisaaq Cali Aadan ayaa warbaahinta u sheegay in Al-shabaab ku dhawaad 100 oo rayid ah ka qaafasheen deegaanno ka tirsan gobolka Bakool.




SOURCE: Al-shabaab oo ku dhawaad 100 ka qafaashay deegaanno hoostaga gobolka Bakool

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.