Al-shabaab oo ku hanjabtay in ay ka hortagi doonto danaha Itoobiya ee Dekeddaha Soomaaliya

0
160

Arbaco, July, 11. 2018 (HOL) – Al-shabaab oo markii ugu horeysay ka hadashay heshiiskii ay dhawaan gaareen hogaamiyayaasha Soomaaliya iyo Itoobiya ee ku saabsanaa maalgashiga dekeddaha ayaa sheegtay in ay ka hortagi doonaan wax ay ku tilmaameen sida ay hadalka u dhigeen damaca Itoobiya.




READ MORE FROM THE SOURCE: Al-shabaab oo ku hanjabtay in ay ka hortagi doonto danaha Itoobiya ee Dekeddaha Soomaaliya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.