Al-shabaab oo meel fagaaro ah ku toogatay Afar dhalinyaro ah oo ay ku eedeeyeen basaasnimo

0
50

Axad, Maarso, 31, 2019 (HOL)–Wararka ka imanaya deegaanka Kamsuuma ee gobolka Jubbadda hoose ayaa sheegaya in Al-shabaab meel fagaaro ah ku toogteen Afar dhalinyaro ah oo ay ku eedeeyeen in ay basaas u ahaayeen hay’addo caalami ah iyo dowladda Soomaaliya.




SOURCE: Al-shabaab oo meel fagaaro ah ku toogatay Afar dhalinyaro ah oo ay ku eedeeyeen basaasnimo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.