Al-shabaab oo mid ka mid ah ergada soo xushay xildhibaannada ku dilay Muqdisho

0
108

Axad, July , 01, 2018 (HOL)–Koox hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab ayaa shalay gelinkii dambe ku dilay magaalada Muqdisho oday dhaqameed ka mid ahaa ergadii soo dooratay xildhibaanada Golaha shacabka.




READ MORE FROM THE SOURCE: Al-shabaab oo mid ka mid ah ergada soo xushay xildhibaannada ku dilay Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.