Al-shabaab oo saddex ruux meel fagaaro ku toogtay deegaanka Buq-Aqable ee gobolka Hiiraan

0
112

Sabti,Janaayo,04, 2020 (HOL)-Wararka ka imanaya deegaanka Buq-Aqable ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xoogagga Al-shabaab meel fagaaro ah ku toogteen saacadihii hore ee maanta saddex ruux oo ay ku eedeeyeen in ay la shaqeynayeen dowladda Soomaaliya




SOURCE: Al-shabaab oo saddex ruux meel fagaaro ku toogtay deegaanka Buq-Aqable ee gobolka Hiiraan

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.