Taliyaha Boliska Garissa, David Kerina ayaa sheegay inay la’ yihiin Sarkaal la waayey, kadib, markii ay Dagaalamayaal Alshabaab habeen hore weerar ku qaadeen Bar ay Boliska Kenya ku leeyihiin Tuulladda Hamey oo ku dhow xuduudka Kenya iyo Somalia. Waxa uu intaasi ku daray inay Alshabaab horey u kaxeysteen Sarkaalkaasi, kadib, markii uu dhacay weerarkaasi oo […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Al-Shabaab oo Sarkaal Kenyan ah ku qabtay weerar ka dhacay duleedka Garissa