Al-Shabaab oo shaaciyey Magaca mid ka mid ah Raggii isku-qarxiyey agagaarka Madaxtooyada

0
365

Maalmo ka dib Al-Shabaab ayaa soo bandhigay Magaca mid ka mid ah raggii ka mid ahaa kuwii isku-qarxiyey agagaarka hotelka SYL ee Magalada Muqdisho Sabtidii lasoo dhaafay. Warar ay ku qoreen Baraha ay ku leeyihiin Internet-ka gaar ahaan ay baahisay Idaacada Andulus ayaa lagu sheegay in raggii weerarkaas geystay uu ka mid ahaa,isl markaana uu […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Al-Shabaab oo shaaciyey Magaca mid ka mid ah Raggii isku-qarxiyey agagaarka Madaxtooyada

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.