Al-shabaab oo Shan Ruux ku dilay weerar ay xalay saqdii dhexe ku qaadeen xerada Hiilweyne ee degmada Balcad

0
12

Khamiis, December, 12 , 2019 (HOL)-Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar culus oo xalay saqdii dhexe xoogag ka tirsan Ururka Al-shabaab ku qaadeen xerada Hiilweyne ee degmada Balcad gobolka Shabeellaha Dhexe.




SOURCE: Al-shabaab oo Shan Ruux ku dilay weerar ay xalay saqdii dhexe ku qaadeen xerada Hiilweyne ee degmada Balcad

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.