Al Shabaab oo sheegatay weerarka ka socda hoteelka Cascaseey ee magaalada Kismaayo

0
55

Jimco, July, 12, 2019 (HOL)– Ugu yaraan saddex qof ayaa ku geeriyootay , tiro kalana waa ay ku dhaawacmeen weerar ku billowday qarax gaari oo ka socda hoteelka Cascaseey ee magaalada Kismaayo.




SOURCE: Al Shabaab oo sheegatay weerarka ka socda hoteelka Cascaseey ee magaalada Kismaayo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.