Al-shabaab oo sheegtay Mas’uuliyadda weerar weli ka socda Magaalada Nairobi

0
416

Afhayeenka Hawlgalladda Milliteri ee Al-shabaab Sheekh C/casiis Abu Muscab oo la hadlay Telefishinka Aljazeera ayaa sheegay inay iyagu mas’uul ka yihiin qaraxyadii iyo iska horimaadka haatan ka socda Dhismaha Hotelka Dusit ee ku yaalla Degmadda Westland see Galbeedka Nairobi. “Waxaan haatan hawlgal toos ah ka wadnaa gudaha Nairobi” ayuu yiri Afhayeenka Hawlgalladda ee Alshabaab oo […]




SOURCE: Al-shabaab oo sheegtay Mas’uuliyadda weerar weli ka socda Magaalada Nairobi

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.