Al-shabaab oo sheegtay qarax Gaalkacyo lagula eegtay sarkaal katirsan ciiddanka isku dhafka Puntland iyo Galmudug

0
278

Isniin, Janaayo, 06, 2020, (HOL)- Cabdi Casiis Faarax Maxamed (Istakiin) oo ahaa madaxa Saadka ciidamada isku dhafka gobolka Mudug ayaa ku dhaawacmay qarax xalay lagula beegsaday waqooyiga magaalada Gaalkacyo.




SOURCE: Al-shabaab oo sheegtay qarax Gaalkacyo lagula eegtay sarkaal katirsan ciiddanka isku dhafka Puntland iyo Galmudug

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.