Al-shabaab oo soo bandhigay muuqaalkii ugu horeeyay weerar sanadkii hore ay ku qaadeen saldhig ciidan, Barriire

0
380

Jimco, August, 24, 2018 (HOL) – Al-shabaab ayaa markii ugu horeysay warbaahinta u soo bandhigay hub iyo gadiid dagaal oo ay ku qabsadeen weerar bishii August sanadkii hore 2017 lagu qaaday saldhig ciidamada xoogga dalka ay ku lahaayeen deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha Hoose.




READ MORE FROM THE SOURCE: Al-shabaab oo soo bandhigay muuqaalkii ugu horeeyay weerar sanadkii hore ay ku qaadeen saldhig ciidan, Barriire

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.