Al-Shabaab oo Warka soo saaray qaraxyadii ka dhacay Muqdisho

0
356

Duhurnimadii Maanta ayaa waxaa laba qaarx oo agari loo adeegsaday waxa ay ka dhaceyn meel an ka fogeyn Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee Magalada Muqdisho,qaraxyadaas oo geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah. Al-Shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyada qaraxyadaas oo ay bar bar socdeen rag hubeysan oo mudo daqiiqado ah ay wada dagaalameen Ciidamada ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya. War […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Al-Shabaab oo Warka soo saaray qaraxyadii ka dhacay Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.