Al-shabaab oo weerar culus ku qaaday saldhig ciidamada Mareykanka ay ku leeyihiin deegaanka Lamu ee dalka Kenya

0
75

Axad, Janaayo, 05, 2020 (HOL)-Xoogagga Al-shabaab ayaa weerar culus subaxnimadii hore ee saakay ku qaaday saldhig ciidamada Mareykanka iyo kuwa Kenya ku leeyihiin deegaanka Lamu ee gobolka Waqooyi Bari Kenya.




SOURCE: Al-shabaab oo weerar culus ku qaaday saldhig ciidamada Mareykanka ay ku leeyihiin deegaanka Lamu ee dalka Kenya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.