Al-shabaab oo weerar culus saakay ku qaaday degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe

0
4

Talaado, December, 17, 2019 (HOL)- Wararka naga soo gaaraya saakay degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in saakay xoogag ka tirsan Ururka Al-shabaab weerar culus ku qaadeen barkootarool oo ku taala degmada.




SOURCE: Al-shabaab oo weerar culus saakay ku qaaday degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.