Al-Shabaab oo weeraray deegaan ka tirsan Shabeellaha Dhexe iyo khasaaro ka dhashay

0
126

Inta la xaqiijiyey laba ruux ayaa geeriyootay kadib dagaal dhex maray dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab iyo Maleeshiyaad ku sugnaa deegaanka Sabuun oo 14km  Waqooyi Bari kaga beegan magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe. Labada Ruux ee geeriyootay ayaa waxa ay ka mid ahaayeen Maleeshiyaad ilaalo ka hayey Buundada Sabuun oo ah  mid isku-xirta deegaano […]




SOURCE: Al-Shabaab oo weeraray deegaan ka tirsan Shabeellaha Dhexe iyo khasaaro ka dhashay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.