Al-shabaab oo xalay weerar culus ku qaaday deegaanka Bariire ee gobolka Sh Hoose

0
286

Khamiis, May, 09, 2019 (HOL) – Xoogagga Al-shabaab ayaa lagu waramayaa in xalay weerar culus oo dhowr jiho ah ku qaadeen deegaanka Bariire ee ka tirsan degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha hoose oo maalmo ka hor ay la wareegeen ciidamada Soomaaliya.




SOURCE: Al-shabaab oo xalay weerar culus ku qaaday deegaanka Bariire ee gobolka Sh Hoose

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.