Al-Shabaab oo xalay weeraray degmada Balad-Xaawo ee Gobolka Gedo

0
66

Xalay Saqdii dhexe ayaa dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab waxa ay weerareen degmada Balad-Xaawo ee Gobolka Gedo,waxaana halkaasi ka dhacay dagaal culus. Al-Shabaab ayaa dhowr jiho ka weeraray degmada Balad-Xaawo,hayeeshee dad ku sugan degmada Balad-Xaawo ayaa u sheegay Radio Dalsan in daqiiqado kadib ay Ciidamada Dowladda iyo kuwa Jubbaland isaga baxeen degmada Balad-Xaawo. Sidoo kale Ciidamada […]




SOURCE: Al-Shabaab oo xalay weeraray degmada Balad-Xaawo ee Gobolka Gedo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.