Amar kasoo baxay Eng Yariisow oo Maanta ka dhaqan galay Muqdisho

0
103

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa ugu baaqay bulshada Caasimadda in ay la shaqeeyaan laamaha ammaanka iyo hay’adaha ku hawllan dib u soo celinta dhulalka Danta Guud. Eng.Yarisow oo dul istaagay waddada halbowlaha ah ee isku xirta Isbitaalka Keysanay iyo qeybaha kale ee degmada Kaaraan ayaa sheegay muhiimadda ay […]




SOURCE: Amar kasoo baxay Eng Yariisow oo Maanta ka dhaqan galay Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.