Amar lagu soo Rogay Dadka booqanaya Xafiiska Madaxweynaha Puntland (Wareegto)

0
155

Wareegto ka soo baxday Madaxtooyadda maamulka Puntland ayaa waxaa lagu joojiyay in ilaa iyo amar dambe  wax dadka aysan soo booqan karin Xafiiska Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni. Dhammaan Golayaasha dowlada ayaa waxa si xushmad leh loogu waregeliyay in daruufo jiro awgood la hakiyay inta muddo ah balamada iyo qaabilaadda Madaxweynaha Puntland. Laamaha amniga Madaxtooyadda […]




SOURCE: Amar lagu soo Rogay Dadka booqanaya Xafiiska Madaxweynaha Puntland (Wareegto)

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.