Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka,Duulista iyo Hawada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in Diyaarad aan sharuudaha looga baahan yahay u dhamMeystirneyn ay ka shaqao gali garin Garoonka Diyaaraha Adan cadde ee Magaalada Muqdisho. Si loo hubiyo adeegyada ay u baahan yihin diyaaradaha kasoo dego iyo kuwa ka baxa Garoonka Aadan cadde ee magaalada Muqdisho iyo badqabka isticmaalka […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Amar lagu soo rogay Shirkadaha diyaaradaha ka Shaqeeya Garoonka Aadan-Cadde