AMISOM oo balan qaad u sameysay Madaxweynaha Cusub ee loo doortay Puntland

0
77

Ergayga Khaaska ee Midowga Afrika ugu qaabilsan Arrimaha dalka Somalia, ahna Madaxa Hawlgalka AMISOM, Ambassador Francisco Madeira ayaa hadalkaasi ku sheegay War-saxaafadeed uu ku taageerayo Madaxweynaha cusub ee Maamulka Puntland, Saciid C/llaahi Deni oo dhawaan loo caleemo-saaray Xilkaasi. Ambassador Francisco Madeira waxa uu sheegay inay AMISOM kala shaqeyn doonaan Ciiddanka Puntland La-dagaalanka Al-shabaab iyo Daacish-ta […]




SOURCE: AMISOM oo balan qaad u sameysay Madaxweynaha Cusub ee loo doortay Puntland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.