AMISOM oo cambaaraysay weerarkii Alshabaab ku qaadeen Xarunta Wasaaradda Amniga Qaranka.

0
606

Taliska Hawlgalka AMISOM waxay si kulul u cambaaareeyeen Weerarkii ay Alshaabaab maanta ku qaadeen Dhismaha Xarunta Dhexe ee Wasaaradaha Amniga iyo Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Federalka Somalia. Hadal-qoraal oo ay AMISOM soo dhigeen Bartooda Twitter-ka waxay ku muujiyeen inay si xooggan u cambaaraynayaan weerarkii saakayto lagu qaaday Dhismaha Wasaaradad Arrimaha Gudaha ee magaalladda Muqdisho. Twitter-ka […]




READ MORE FROM THE SOURCE: AMISOM oo cambaaraysay weerarkii Alshabaab ku qaadeen Xarunta Wasaaradda Amniga Qaranka.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.