AMISOM oo ka qeybqaadaneysa sugida amniga waddada xiriirisa Balcad iyo Jowhar

0
33

Sabti, August, 11, 2018 (HOL)-Waddada isku xirtay Balcad iyo Jowhar waa halka ugu khatarsan marka lagu safrayo dhulka, waxaana marar badan hore weerarro sababay khasaare isugu jira dhimasho dhaawac ka geystay dagaalamayaasha Al-shabaab.




READ MORE FROM THE SOURCE: AMISOM oo ka qeybqaadaneysa sugida amniga waddada xiriirisa Balcad iyo Jowhar

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.