Amisom oo qarax culus lagu eegtay Muqdisho iyo rasaas xooggan oo ay ku fureen shacab

0
81

Muqdisho (Caasimada Online) – War hadda nasoo gaaraya ayaa sheegay in qarax xooggan ciidamada Amisom lagula eegtay isgoyska Ex-Control Baclad ee magaalada Muqdisho.Dad goobjoogeyaal ah ayaa Caasimada Online u sheegay in qaraxa uu ka dhashay miino dulka lagu aasay oo haleeshay kolonyo babauur ah oo ay la socdeen ciidamada Amisom.Illaa iyo hadda si dhab ah looma oga khasaaraha ciidaamda Amisom kasoo gaaray qaraxa, hase yeeshee dad shacab ah ayaa ku dhaawacmay rasaas ay fureen ciidamada Amisom kadib qaraxa.Naga filo faah-faahin dhowaan Insha Allah.Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com




SOURCE: Amisom oo qarax culus lagu eegtay Muqdisho iyo rasaas xooggan oo ay ku fureen shacab

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.