AMISOM oo raali-galin siisay guddoomiyaha Aqalka sare ee Soomaaliya

0
128

Talaado, June, 03, 2018 (HOL) – Wakiilka gaar ah ee howlgalka midowga Africa AMISOM Francisco Madeira oo la kulmay guddoomiyaha Aqalka sare ee Soomaaliya Cabdi Xaanshi Cabdullaahi, waxaa uu ka raaligaliyay tabashu uu qabay guddoomiyaha oo aheyd in ciidamada AMISOM ku carqaladeeyeen garoonka Adan Cadde xili uu ku sii jeeday dalka dibediisa.




READ MORE FROM THE SOURCE: AMISOM oo raali-galin siisay guddoomiyaha Aqalka sare ee Soomaaliya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.