Ku-xigeenka Afhayeeka Boliska Uganda, Patrick Onyango oo la hadlay Wakaalladda Wararka Shiinaha ee XINHUA ayaa sheegay in Heegan buuxda geliyeen Ciiddanka Boliska iyo kuwa Milliterig, si ay uga hor tagaan inay Alshabaab mar kale weerar ka geystaan Ciyaarta Finaalka ee Koobka Adduunka oo caawa lagu soo gebagebebeyn doono dalka Raashiya. Patrick Onyango waxa uu intaasi […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Ammaanka Caasimadda Uganda oo la adkeeyey, xilli laga cabsi qabo inay Al-Shabaab weerar ka geystaan