ANGEL DE MARIA OO KU SOO LAABANAYA LA LIGA KOOXDEE AYUU KUSOO JEEDAA?

0
117

Xidiga kooxda PSG Angel De Maria ayaa waxaa uu go’aan ka qaatay mustaqbalkiisa PSG waxaan uu door bidayaa in uu dib ugu laabto horyaalka La Liga.

30 jirkaan reer Argentine ayaa waxaa doortay in uu ku biiro xagaagan Atletico Madrid isagoo u arka in ay kooxdaasi tahay mida ugu haboon ee uu Bandhigyadiisa wanaagsan ka samayn karo.

 

laacibkan ka ciyaara Garabka Weerarka ayaa waxaa uu u saftay PSG ilaa 45 kulan isagoona saxiixay 21 Gool.

warbaahinada qaar ayaa daabacaya in Diego semeone iyo De Maria ay xiriir toos ah sameeyeen kaa oo loo badinayo in uj mira dhali kara.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.