Antonio Guterres oo soo jeediyay in QM ay askar geyso dhulka la heysto ee Falastiin

0
295

Sabti, August, 18, 2018 (HOL) – Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres, ayaa sheegay in ay ahayd in dadka Falastiiniyiinta si wanaagsan loo ilaaliyo oo loo difaaco iyada oo loo sii marayo waxa uu ku tilmaamay joogitaan xooggan oo ay Qaramada Midoobay ka muuqto dhulka ay Israa’iil haysato.




READ MORE FROM THE SOURCE: Antonio Guterres oo soo jeediyay in QM ay askar geyso dhulka la heysto ee Falastiin

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.