Aqalka Cad ee Mareykanka oo sheegay in aan wali la soo afjarin baaritaanka dilkii Jamaal Khashoggi

0
69

Axad November, 18, 2018 (HOL) – War ka soo baxay Aqalka Cad ee Mareykanka ee maamulka madaxweyne Donald Trump ayaa lagu beeniyay warbixintii CIA da Mareykanka ee la xiriirtay dilkii Wariyihiin u dhashay dalka Boqortooyada Saudi Arabia ee Jamaal Khashoggi.




SOURCE: Aqalka Cad ee Mareykanka oo sheegay in aan wali la soo afjarin baaritaanka dilkii Jamaal Khashoggi

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.