Aqalka Sare ee oo xiriirka u jaray Aqalka Hoose e BF (Khilaaf xooggan oo qarxay)

0
295

Muqdisho (Caasimada Online) – Aqalka sare ee baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta ku dhowaaqay inuu hakiyey wada-shaqeyntii kala dhaxeysay qalka hoose ama golaha shacabka.Aqalka Sare ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in aqalka hoose uu baal-maray dastuurka iskuna koobay arrimaha la xiriira miisaaniyadda dowladda iyo arrimaha dibedda.Waxa uu sidoo kale sheegay in aqalka hoose uu isku koobay matalaadda baarlamanka Soomaaliya, isaga oo guddiyo caalami ah u diray xubno ka wada socda Aqalka Hoose, oo xuquuqdii aqalka sare uu duudsiiyey.Hoos ka aqriso qoraalka oo dhameystiran




SOURCE: Aqalka Sare ee oo xiriirka u jaray Aqalka Hoose e BF (Khilaaf xooggan oo qarxay)

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.