Aqalka Sare oo Ansixiyay Sharci lagu dhisayo Gudiga Madaxa Banaan ee la Dagaalanka Musuq-maasuqa

0
344

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Federalka Soomaaliyeed ayaa maanta ansixiyay Dhismaha Guddiga ladagaalanka Musuqmaasuqa oo ay horey u soo ansixiyeen Golaha Shacabka. Ka dib markii uu Golaha Aqalka sare uu ku yeeshay maanta kalfadhigii 4aad kulankiisii 9aad xarunta Golaha Aqalka ee Magaalada Muqdisho. Agendaha shirkuna waxaa ahaa akhrinta 3aad ee hindise sharciyeedka dhisida Guddiga madaxa […]




SOURCE: Aqalka Sare oo Ansixiyay Sharci lagu dhisayo Gudiga Madaxa Banaan ee la Dagaalanka Musuq-maasuqa

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.